Maxkamadda Gobolka Banaadir oo baabi’isay waarankii soo qabashada ee madaxwaynaha Jubaland
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saartay go’aan meesha looga saarayay islamarkana lagu baabi’inayay waarankii soo qabashada ahaa oo ay horay ugu jartay Madaxweynaha maamulka...
