Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu laabtay furimaha Dagaalka
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu laabtay furimaha dagaalka halkaas oo labadii cisho kahor uga soo tagay la kulanka wafdiga sare uu...
Qaramada Midoobay Oo Ka Digtay Rabshada Ka Dhanka Ah Shacabka Koofurta Suudaan
Nicholas Haysom oo ah Madaxa howlgalka Qaramada Midoobay ee Koofurta Suudaan loona soo gaabiyo UNMISS ayaa ka digay rabshadaha kasoo cusboonaaday Dalkaas oo galaaftay nolosha...
Ilhan Cumar “Aniga & Elon labadeenna waxa aan Maraykanka ku nahay soogalooti marka dadka loo diyaarinayo tarxiil”
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka falcelisay qaraar dhowaan la diyaariyay oo ah in xil ka xayuubin lagu sameeyo kaddibna loo masaafuriyo Soomaaliya oo asal ahaan...
Mucaaradka ugu weyn Turkiga oo sheegay inay maanta joojinayaan dibedbaxyada
Iyadoo dibedbaxyo xooggan ay habeenkii lixaad ka dhaceen magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, xisbiga mucaaradka ee dalkaas, CHP, ayaa sheegay in isu soo baxyadii waaweynaa...
Ku dhowaad 150 Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Ku Xayirnaa Liibiya Oo Dalka Dib Loogu Soo Celiyay
Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay boqol iyo afartan iyo shan muwaadiniin ah, kuwaas oo ku xayirnaa dalka Liibiya. Barnaamijkan oo ah mid...
Xuutiyiinta oo shaaciyay inay gantaalo ku weerareen garoon diyaaradeed oo ku yaala Israa’iil
Yahya Saree, oo ah afhayeenka milatariga ee kooxda Xuutiyiinta Ansar Allah, ayaa war uu taleefishinka ka sii daayay subaxnimadii Talaadada ku Dsheegay, in garoonka diyaaradaha...