Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay Markab shidaal oo ay leedahay Pakistan
Burcadbadeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay afduubteen markab shidaal meel u dhow Gacanka Cadan, iyagoo afduubtay shaqaalihii saarnaa. Waxaa walaac laga muujiyay badqabka muwaadiniinta
