Mareykanka oo maxkamadeynaya Tahriibayaal ka soo gudbay xadka Mexico
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay dacwo ciqaabeed ku oogtay muhaajiriin iyo magangalyo-doon lagu eedeeyay in ay si sharci darro ah uga gudbeen aag ciidan...
Muxuu yahay loolanka u dhaxeeya quwadaha caalamka iyo kuwa heer gobol ee Soomaaliya?
Soomaaliya oo juquraafi ahaan dhacda meel muhiim ah ayaa waxa ay sidoo kale leedahay muhiimad dhaqaale iyo khayraad dabiici ah oo aan wali laga faa’iidaysan,...
In ka badan 20 qof oo lagu dilay qarax ka dhacay waqooyiga Nigeria
Ugu yaraan 26 qof ayaa lagu dilay waqooyi bari Nigeria isniintii kadib markii gaari ay wateen uu jiiray bam wadada dhinaceeda lagu aasay, meel u...
Mayotte: Maxaan ka naqaannaa jasiiradda Soomaalida badan lacagta looga cunay?
Mayotte waxay 70km (43.5 meyl) u jirtaa mid ka mid ah dalalka ugu saboolsan Afrika – waa jasiiradaha Comoros. Waa jasiirad ay ku nool yihiin...
Raysal wasaaraha cusub ee Canada oo ka hadlay arrinta Trump, ballan qaadayna inuu shaqooyin badan abuuri doono
Dib u soo noqoshada raysal wasaare Carney ayaa waxa uu diiradda ku saarayaa xiriirka Canada iyo Mareykanka, Carney hadda wuxuu dareenkiisa ku wajahan yahay madaxweynaha...