Aljeeriya Oo Masaafurineysa 12 Sarkaal Oo Ka Tirsan Safaaradda Faransiiska
Aljeeriya ayaa weydiisatay 12 ka mid ah shaqaalaha safaaradda Faransiiska inay dalka kaga baxaan 48 saacadood gudahood, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Faransiiska. Jean-Noel...