Soomaaliya oo la wareegtay hoggaanka Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa la wareegay hogaanka Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika kadib qabsoomidda shirka 24-aad ee madashan oo ay...
Ruushka Oo Weerarro Loo Adeegsaday Gantaallo Ku Qaaday Ukraine
Ruuashka ayaa weerarro loo adeegsaday gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku qaaday caasimadda Ukraine ee Kyiv, waxaana ku dhintay ugu yaraan sagaal qof in...
Maxay tahay sababtaTrump uu eedeynta kulul ugu jeediyay madaxweynaha Ukraine Zelensky
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky inuu burburinayo wadahadallada nabadda, kaddib markii madaxweynaha Ukraine uu sheegay in Kyiv aysan aqoonsan...
Madaxweynaha maamulka Falastiin oo Xamaas ugu baaqay in ay sii daayaan la haystayaasha Israa’iil kana tanaasulaan mas’uuliyadda Marinka Qasa
Madaxweynaha maamulka Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa ugu baaqay Xamaas in ay sii daayaan la haystayaasha, kana tanaasulaan mas’uuliyadda marinka Qasa, hubkoodana u dhiibaan maamulka Falastiin,...
Kenya oo maxkamad soo taagtay rag dhoofinayay quraajo qaali ah oo Bariga Afrika uun laga helo
Maxkamad ku taalla Kenya ayaa maanta dhegeysatay kiis safrinta xayawaannada oo heerkiisu sarreeyo, kaasoo ku lug leh dhoofinta sharci-darrada ah ee kumannaan kun oo quraanjo...
Goddoonka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Somaliya Oo Faray Dardargelinta Dhameystirka Dastuurka
Guddoomiyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeennada labaad ee Golayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Guddiga Lasocodka iyo...
Dhul Gariir Xoogan Oo Ku Dhiftay Magaalada Ugu Dadka Badan Leh Dalka Turkiga
Waaxda musiibooyinka Turkiga ayaa sheegtay in dhowr dhulgariir oo is xigxiga ay muddo daqiiqado gudahood ku dhufteen qeybo ka mid ah magaalada Istanbuul, dhammaantoodna waxay...