Madaxweyne Xasan Shiikh oo dalka Uganda uga qeyb galaya shir dhaqaale loogu raadinayo Ciidanka AUSSOM
Magaalada Kampala ayaa 23-ka Abriil martigelin doonta shir-madaxeed oo ay isugu imaanayaan dalalka ciidanka ay ka joogaan Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka taageerada iyo...