Saturday, 04 November 2017 19:49

Warbixin Xaasaasiya:Qaabka Degmooyinka Iyo Gobolada Ugu Kala Guulaysan Doonaan Xisbiyada Somaliland Iyo Guusha La Filayo

faalo warbixin xasaasi ah oo ka hadlaysa sida ay xisbiyada somaliland ukala heli karaan dorashada madaxnimo ee dalka una eg inay rumawdo
HORDHAC
Nolosha bani-aadamka waxa kamid ah saadaalinta waxa soosocda ama dhici doona iyada oo rabi uuni ogyahay sida saxda ah.
Saadaashan waxay qaadatay in dadka kaadhka codeynta qaatay gobolkasta ay wada codeynayaan anoo og inaanay taasi suurtagal ahayn tirada aad isleedahay boqolkiiba macodeynddonaan gobolkasta waxaad si isleeg ugajartaa gobolkasta turn over aad isleedahay macodeyndoonaan taasoo oo si isleeg ugawada gui doonta 3 da xisbiba.
Saadaashani waxay iskudayaysaa in ay karun sheegto deegaamada iyo sida loogu kala codbadnaan karo inta imika inoo muuqata iyada tixgelinaysa qaab dhismeedka ay bulshadu kucodayso. Iyada oo doorashadii ay kahadhay 10 cisho waxbadana aan isbedelikarayn maalmahaa kooban.
Xaqiiqna waa ay noqonkartaa mana noqonkartaa waxa cadaydoona marka sirasmi ah komishanka doorashooyinku ugu dhawaaqaan natiijada rasmiga ah insha allah.
Saadaashu waxay xiyadooda ukala horeysiisay iyada oo raacday qaabka ay komishanku ukala horeysiiyeen UCID, KULMIYE iyo WADDANI.
GOBOLKA AWDAL
Degmada Saylac waxa kaadhkii qaatay 14,553: UCID wuxuu helikaraa 1,000
KULMIYE 7,553
WADANI 6,000
Lughaya inta kaadhka qaadatay 11,823:
UCID wuxuu helikaraa 1,000
KULMIYE 8,000
WADANI 2,823
Borama inta kaadhka qaadatay 64,160:
UCID wuxuu helikaraa 5,000
KULMIYE 18,160,
WADDANI 41,000
Baki inta kaadhka qaadatay 12035:
UCID 900
KULMIYE 4,135
WADDANI 7,000
Boqolayda xisbiyada ee gobolka Awdal
UCID ( 7.7%)
KULMIYE (36.9%)
WADDANI (55.4%)
GOBOLKA MAROODI JEEX
Gabiley inta kaadhka qaadatay 46,143:
UCID 1,143
KULMIYE 35,000
WADDANI 10,000
Hargeisa inta kaadhka qaadatay 179,328:
UCID 28,328
KULMIYE 78,000
WADDANI 73,000
Baligubadle inta kaadhka qaadatay 11,623: UCID 1,000
KULMIYE 3,500
WADDANI 7,123
Salaxley inta kaadhka qaadatay 12,135:
UCID 6,135
KULMIYE 1,500
WADDANI 4,500
Boqolayda xisbiyada Gobolka Maroodi jeex UCID (15%)
KULMIYE (47%)
WADDANI (38%)
GOBOLKA SAAXIL
Berbera inta kaadhka qaadatay 47,740:
UCID 2,500
KULMIYE 27,240
WADDANI 18,000
Sheekh inta kaadhka qaadatay 13,077:
UCID 1,000
KULMIYE 7,000
WADDANI 5,077
Boqolayda xisbiyada gobolka saaxil
UCID (5.8%)
KULMIYE (56.3%)
WADDANI (37.9%)
GOBOLKA TOGDHEER
Burco inta kaadhka qaadatay 118,411:
UCID 8,411
KULMIYE 50,000
WADDANI 60,000
Odweyne inta kaadhka qaadatay 21,155:
UCID 500
KULMIYE 4,000
WADDANI 16,655
Buuhoodle inta kaadhka qaadatay 7,874:
UCID 874
KULMIYE 4,500
WADDANI 2,500
Boqolayda xisbiyada gobolka togdheer
UCID (6.6%)
KULMIYE (39.7%)
WADDANI (53.7%)
GOBOLKA SOOL
Caynaba inta kaadhka qaadatay 30,251:
UCID 2,251
KULMIYE 21,000
WADDANI 7,000
Laascaanood inta kaadhka qaadatay 23,022: UCID 3,022
KULMIYE 10,000
WADDANI 10,000
Xudun inta kaadhka qaadatay 5,302:
UCID 302
KULMIYE 2,500
WADDANI 2,500
Taleex inta kaadhaka qaadatay 5,123:
UCID 1,123
KULMIYE 2,000
WADDANI 2,000
Boqolayda xisbiyada Gobolka sool
UCID (10.5%)
KULMIYE (55.7%)
WADDANI (33.8%)
GOBOLKA SANAAG
Garadag inta kaadhka qaadatay 12,356: UCID 1000
KULMIYE 7,356
WADDANI 4,000
Ceelafweyn inta kaadhka qaadatay 17,945: UCID 1,000
KULMIYE 9,945
WADDANI 7,000
Ceerigaabo inta kaadhka qaadatay 45,798: UCID 3,000
KULMIYE 9,000
WADDANI 33,798
Badhan inta kaadhka qaadatay 4,235: UCID 235
KULMIYE 1,500
WADDANI 2,500
Boqolayda xisbiyada Gobolka Sanaag
UCID (6.5%)
KULMIYE (34.6%)
WADANI (58.9%)
GEBOGABADII saadaashu waxay sheegaysaa in xisbiyadu sidan ukala helidoonaan Doorashada:
UCID 69,724 (9.9%)
KULMIYE 311,889 (44.3%)
WADDANI 322,476 (45.8%).
W/Q: Ustaad Mohamed Abdi Abdilahi
ALLAH BAA WAXA MAQAN OG.
We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree