Xiisada gobolka iyo is-xulufaysiga: Qatar iyo Soomaaliya oo kala sixiiixday heshiish difaac
Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi difaac oo looga gol leeyahay xoojinta xiriirka militari iyo ballaarinta wada-shaqlaynta amni ee u dhexeysa labada dal....
