Ciidamada Ilaalada Xadka oo lasoo dhoobay Minneapolis iyo dibadbaxyada oo weli socda
Saraakiisha Waaxda Arrimaha Ammaanka Gudaha Mareykanka ayaa u sheegay warbaahinta CBS News in ilaa 800 oo Ciidamada Ilaalada Xadka ah la geeyay aagga Minneapolis. Waxay...
Mareykanka oo digniin amni u diray muwaadiniintiisa jooga Iiraan
Safaaradda Mareykanka ee Iiraan ayaa digniin amni u dirtay muwaadiniinta Mareykanka eek u sugan dalka Iran, iyadoo ku amartay inay si degdeg ah uga baxaan...
Titada Dhimashada Dibedbaxyada Iiraan Oo Korortay
Kooxda xuquuqul insaanka ee Hrana, oo saldhigeedu yahay Maraykanka, ayaa sheegtay in tirada dadka ku dhintay dibadbaxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay guud ahaan dalka...
Dowladda Mareykanka oo sheegtay sababta aysan Soomaalida u sii joogi karin Maraykanka
Xogahayaha amniga gudaha ee Mareykanka karis Noem ayaa faahfaahin ka bixisay sababta uu madaxwayne Trump u joojiyay sharciga ilaalinta kumeel gaarka ah. Waxay sheegtay “Ku-meel-gaar...
