Hoos u dhac soo wajahay saamiyada suuqyada Maraykanka iyo doolarka oo daciifay
Saamiyada suuqyada Maraykanka ayaa hoos u dhacay iyada oo maalgashadayaashu ka falcelinayaan qalalaasaha la xiriira Greenland iyo khatarta dagaal ganacsi oo u dhaxeeya Maraykanka iyo...
