Todobo Xaaladood Oo Dhici Kara Haddii Maraykanku Weeraro Iiraan
Maraykanku wuxuu u muuqdaa mid isu diyaarinaya inuu weeraro Iiraan. Toddobaadyadii la soo dhaafay, Washington waxay kordhinaysay ciidamadeeda Bariga Dhexe haddana waxay u muuqataa inay...
