boramanews.com

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo xilkii qaaday taliyihii milatariga Soomaaliya

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa shaqada ka cayriyay taliyaha Milatariga Janaraal Odowaa Yuusuf Raage sida ay BBC-da u xaqiijiyeen illo wareedyo ka tirsan dawladda.

Sarkaal lagu magacaabo Ibraahim Maxamed oo darajadiisu tahay Gaanshaanle Sare ayaa loo magacaabay xilka taliyaha milatariga.

Janaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa xilka taliyaha Milatariga loo magacaabay labo jeer oo hore oo kala ahayd 2019 iyo 10 November 2024

Related posts

Ciidamada Turkiga Ee Ku Sugan Somaliya Oo Dagaal Adag Shabeelaha Dhexe Kula Galay As

Cabdi Casiis

Tirada iyo magacyada dalalka ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

Cabdi Casiis

Markab kuwa ciidamada badda Iiran oo ku deggey agagaarka xeebaha Sri Lanka

Cabdi Casiis