Gogoshii Xasan kadib, kooxda Farmaajo oo shaacisay arrimo xasaasi ah
Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Duqa) oo ah afhayeenka madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan...
Isreal Oo Duqaymo Culus Ka Fulisay Gudaha Caasimada Dalka Lubnaan Ee Beirut
Wasaaradda caafimaadka ee dalka Lubnaan, ayaa sheegtay in ugu yaraan saddex qof la dilay ka dib markii Israa’iil ay duqayn cirka ah ka geysatay duleedka...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS “Ciidanka dowladda ayaa hadda gacanta ku haayo deegaanka Sabiid iyo Caanoole”,
Wararka ka imaanaya Deegaanka Sabiib iyo Caanoole oo hoos yimaadda Degmadda Afgooye, ayaa la sheegay in ay halkaas dagaal ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab....
Madaxweynaha Burkina Faso Oo Kordhiyay Mushaarka Shaqaalaha Rayidka Ah
Madaxweynaha Dalka Burkina Faso ee Galbeedka Afrika waa Ibrahim Traore ayaa 50% u kordhiyey mushaaraadka shaqaalaha rayidka ah ay qaataan si looga gudbo cabashada ka...