Maxaa sabab u ah natiijo la’aanta kulanka madaxweynaha Suuriya iyo Hoggaanka SDF
Warar ayaa sheegaya in kulan dhex maray Madaxweynaha ku-meelgaarka ah ee Suuriya, Axmed Sharaa, iyo taliyaha Ciidamada Dimoqraadiga Suuriya (SDF), Mazlum Cabdi, uu ku dhammaaday
