kumanaan qof oo ka qaxay xerada qaxootiga ee ugu weyn Suudaan
In ka badan toban kun oo qof ayaa ka qaxay xerada qaxootiga ee ugu weyn Suudaan labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dib markii...
Daraasad muujisay seddex milyan oo carruur ah oo u dhimatey arin la xiriirta ijirkooda oo qaadan waayey dawada
In ka badan seddex milyan oo carruur ah oo adduunka ku nool ayaa loo malaynayaa inay u dhinteen sanadkii 2022 ka dib markii ay sababeen...
Aljeeriya Oo Masaafurineysa 12 Sarkaal Oo Ka Tirsan Safaaradda Faransiiska
Aljeeriya ayaa weydiisatay 12 ka mid ah shaqaalaha safaaradda Faransiiska inay dalka kaga baxaan 48 saacadood gudahood, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Faransiiska. Jean-Noel...
Dawladda Ingiriiska oo xoojisay taageerada dhaqaale ee ay siiso ciidammada Soomaaliya
Dawladda Ingiriiska ayaa xoojisay taageerada dhaqaale ee ay siiso Ciidammada Qalabka sida ee Soomaaliya, iyadoo $3.9 milyan oo dheeraad ah ku dartay deeqihii hore, sida...
Muxuu yahay hadalka muranka dhaliyay ee madaxweynaha Indoniisiya u jeediyay reer Falastiin?
Qorshaha madaxweynaha Indonesia, Prabowo Subianto uu ku doonayo in lagu daadgureeyo 1,000 Falastiiniyiin ah oo ku waxyeeloobay dagaalka Israa’iil iyo Xamaas ee Marinka Gaza ayaa...
Raysal Wasaare Xamsa: “Reer Hargeysa calanka waa jecel yihiin, waxaan ugu baaqayaa midnimo”
Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo weli ku guda jira booqashada uu ku joogo magaalada Laascaanood ayaa khudbad uu xalay jeediyay waxa uu ku...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo dhigiisa Turkey kala hadlay Amniga Iyo Dagaalka AS
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan gaar ah la qaatay dhigiisa Türkiye, Recep Tayyip Erdoğan, xilli ay labadoodu ku sugnaayeen Madasha Diblumaasiyadda...
Raysal wasaare Xamse oo Laascaanood ka wada kulamo looga hadlayo nabada iyo midnimada bulshada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Laascaanood kulan kula yeeshay Isimada dhaqanka ee deegaannada SSC-Khaatumo. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta...