Home
Page 6
Dowladda Pakistan oo heshay xog sir ah oo ku saabsan weerar milatari oo Hindiya ay qorsheynayso
Dowladda Pakistan ayaa saaka ku dhawaaqday inay heshay “xog sir ah oo lagu kalsoonaan karo” oo muujinaysa in Hindiya ay qorsheynayso weerar milatari waqti dhow,
Mareykanka oo ku faanay in boqollaal duqeymo dhanka cirka ah uu ka gaystay Yemen
Ciidamada Mareykanka ayaa duqeeyay in ka badan 1,000 bartilmaameed oo Yemen ku yaalla tan iyo markii Washington ay billowday ololaheeda xooggan ee ka dhanka ah
Mareykanka oo maxkamadeynaya Tahriibayaal ka soo gudbay xadka Mexico
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay dacwo ciqaabeed ku oogtay muhaajiriin iyo magangalyo-doon lagu eedeeyay in ay si sharci darro ah uga gudbeen aag ciidan
Muxuu yahay loolanka u dhaxeeya quwadaha caalamka iyo kuwa heer gobol ee Soomaaliya?
Soomaaliya oo juquraafi ahaan dhacda meel muhiim ah ayaa waxa ay sidoo kale leedahay muhiimad dhaqaale iyo khayraad dabiici ah oo aan wali laga faa’iidaysan,
In ka badan 20 qof oo lagu dilay qarax ka dhacay waqooyiga Nigeria
Ugu yaraan 26 qof ayaa lagu dilay waqooyi bari Nigeria isniintii kadib markii gaari ay wateen uu jiiray bam wadada dhinaceeda lagu aasay, meel u