Madaxweyne Trump ayaa u sheegay weriyayaasha in Maraykanku uu ” dhowaan” ka bixi doono dagaalka Iiraan, tallaabada milatari ee Maraykankuna ay dhammaan karto “laba ama
Maalinnimadii Talaadada ee bishii Oktoobar ay ahayd 10-ka, sannadka 2023, waxa aan baaritaan cilmi-baariseed u tagay keydka lagu keydiyo dokumentiyada taariikhiga ah ee dalka Ingiriiska
Wasaaradda Gaashaandhigga ee UK ayaa sheegtay in markabka RFA Lyme Bay la diyaarinayo haddii loo baahdo inuu ka caawiyo hawlo ka socda bariga Badda Mediterranean-ka.
Midowga Yurub ayaa Isheegay inay diyaar u yihiin inay xoojiso hawlgalladeeda ciidamada badda ee Bariga Dhexe si loo ilaaliyo marinnada maraakiibta, kadib wada-hadallo ay yeesheen
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa uga digay Iiraan in ku xadgudubka hawada Turkiga “aan laga cudurdaaran karin”, isagoo sheegay in weerarrada lagu qaado dalalka
Amiin Al-Nasser oo ah agaasimaha guud ee shirkadda shidaalka dawladda Saudi Aramco ayaa ka digay in carqalad ku timaadda maraakiibta iyo sahayda shidaalka ee marinka
Safaaradda Maraykanka ee Beirut ayaa ku boorisay muwaadiniinteeda in ay meel ammaan ah tagaan,haddii aysan ka bixin Lubnaan. War-saxaafadeed amni oo subaxnimadii maanta la soo
Madaxweynaha Lubnaan, Joseph Aoun, ayaa ku baaqay “xabbad-joojin buuxda iyo in si buuxda loo joojiyo weerarrada dhulka, cirka iyo badda ee Israa’iil ku hayso Lubnaan.”