Dowladda Mareykanka oo sheegtay sababta aysan Soomaalida u sii joogi karin Maraykanka
Xogahayaha amniga gudaha ee Mareykanka karis Noem ayaa faahfaahin ka bixisay sababta uu madaxwayne Trump u joojiyay sharciga ilaalinta kumeel gaarka ah. Waxay sheegtay “Ku-meel-gaar...
