Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa uga digay Iiraan in ku xadgudubka hawada Turkiga “aan laga cudurdaaran karin”, isagoo sheegay in weerarrada lagu qaado dalalka...
Amiin Al-Nasser oo ah agaasimaha guud ee shirkadda shidaalka dawladda Saudi Aramco ayaa ka digay in carqalad ku timaadda maraakiibta iyo sahayda shidaalka ee marinka...
Safaaradda Maraykanka ee Beirut ayaa ku boorisay muwaadiniinteeda in ay meel ammaan ah tagaan,haddii aysan ka bixin Lubnaan. War-saxaafadeed amni oo subaxnimadii maanta la soo...
Madaxweynaha Lubnaan, Joseph Aoun, ayaa ku baaqay “xabbad-joojin buuxda iyo in si buuxda loo joojiyo weerarrada dhulka, cirka iyo badda ee Israa’iil ku hayso Lubnaan.”...
Madaxweyne Trump ayaa mar kale digniin u diray Iran taasoo ku saabsan carqaladaynta maraakiibta ee Marinka Hormuz. “Haddii Iiraan ay sameyso wax kasta oo joojinaya...
Wasaaradda Difaaca ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in la isku dayay in weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn lagu beegsado warshad weyn oo sifeysa...
Suudaan ayaa ku eedeysay in diyaarado aan duuliye lahayn (drones) oo ka soo kacaya Itoobiya ay ku soo xadgudbeen dhulkeeda isla markaana ay ka fuliyeen...