Golaha wasiirrada Soomaaliya oo xilkii qaaday taliyihii milatariga Soomaaliya
Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa shaqada ka cayriyay taliyaha Milatariga Janaraal Odowaa Yuusuf Raage sida ay BBC-da u xaqiijiyeen illo wareedyo ka tirsan dawladda. Sarkaal lagu...
