Category : Somali News
Mareykanka oo digniin amni u diray muwaadiniintiisa jooga Iiraan
Safaaradda Mareykanka ee Iiraan ayaa digniin amni u dirtay muwaadiniinta Mareykanka eek u sugan dalka Iran, iyadoo ku amartay inay si degdeg ah uga baxaan...
Titada Dhimashada Dibedbaxyada Iiraan Oo Korortay
Kooxda xuquuqul insaanka ee Hrana, oo saldhigeedu yahay Maraykanka, ayaa sheegtay in tirada dadka ku dhintay dibadbaxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay guud ahaan dalka...
Dowladda Mareykanka oo sheegtay sababta aysan Soomaalida u sii joogi karin Maraykanka
Xogahayaha amniga gudaha ee Mareykanka karis Noem ayaa faahfaahin ka bixisay sababta uu madaxwayne Trump u joojiyay sharciga ilaalinta kumeel gaarka ah. Waxay sheegtay “Ku-meel-gaar...
Sacuudiga oo mar kale si adag uga hadlay arrinta midnimada Soomaaliya
Dowladda Sacuudiga ayaa ma kale ka hadashay sida ay uga soo horjeedo wax waliba oo lagu kala qeybinayo midnimada Soomalaiya. Bayaan ay soo saartay dowladda...
Maalqabeenka Elon Musk Iyo Xildhibaanad Ilhaan Cumar Oo Hadalo Kulul is-Waydaarsaday
Waxaa mar kale baraha bulshada foodda is daray xildhibaanad Ilhaan Cumar iyo maalqabeenka Elon musk. Elon musk ayaa bartiisa X ku soo qoray qoraal u...
Internetka Iran oo weli go’an iyo dadka oo isticmalaay internetka dayax-gacmeedka Starlink
Dalka Iran weli waxaa go’an dhanka internet-ka tan iyo Khamiistii. Laakiin dadka qaar ayaa awooday inay khadka ka galaan adeegga internetka dhanka dayax-gacmeedka ee Starlink...
In Ka Badan 100 Saraakiil Dowladeed Oo Lagu Dilay Dibedbaxyadii Iiraan
Wakaaladda wararka ee Tasnim ee Iiraan ayaa daabacday liis cusub oo ah shaqaalaha amniga ee lagu dilay rabshadaha socda Sida laga soo xigtay Tasnim, wadarta...
Madaxweyne Deni oo sheegay inay diyaar u yihiin inay ka qeyb galaan shir looga hadlayo xaaladda dalka
Madaxweynaha Mamaulka Puntland Saciid Cbadullahai DEni oo jeediyay Khudbad uu kaga hadlayay xaaladaha guudahana dalka ayaa sheegay in mamaulkiisu diyaar u yahay ka qayb galka...
