Category : Somali News
Seynisyahannada oo soo jeediyay qaab cusub oo looga hor tegi karo cudurka Malaariyada
Dadaallada hadda socda ayaa ujeeddadoodu tahay in cayayaanka laga daweeyo infekshanka halkii laga daweyn lahaa cudurka. Balse koox ka tirsan jaamacadda Harvard ayaa helay labo...
Shaqaale Israa’iiliyiin ah oo lagu toogtay banaana madxafka yahuudda ee Washington
Laba shaqaale oo ka tirsan safaaradda Israa’iil ee magaalada Washington ee dalka Mareykanka, ayaa xalay lagu toogtay meel u dhow matxafka yahuudda oo ku yaala...
Halkee ayay marayaan wada-hadallada Ruushka iyo Ukraine?
In ka badan saddex sano oo uu socday dagaalkii ugu dhimashada badnaa ee Yurub tan iyo 1945, waxaa jirtay tallaabo yar oo loo qaaday diblomaasiyadda...