Mareykanka Oo Sheegay In Ay Kordhinayaan Duqeymaha Ay Ka Fuliyaan Buuraha Gobolka Bari
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Boosaaso kula kulmay Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel Ed Norris, iyo...