Home
Page 2
Maamulka Suuriya Oo Ciidamo u Diray Deegaanno Ay Ka Jiraan Isku Dhacyo Dhimasho Badan Keenay
Maamulka Suuriya ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in ciidamo loo dirayo magaalada Sahnaya, oo u dhow Dimishiq, si loo sugo”amniga”. Wakaalada wararka ee Syrian Arab News
Guddoomiye Aaden Madoobe oo u safray Algeria xilli xaaladda baarlamaanka Soomaaliya aaney degganeyn
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u safray dalka Algeria, halkaas uu uga qeyb geli doono shirka Guddoomiyaasha
Xildhibaan Ka Tirsan Dalka Kenya Oo Rag Hubaysan Ay Ku Dilayn Magaalada Nairobi
Xildhibaan Charles Ong’ondo oo ka tirsanaa Baarlamaana Kenya ayaa xalay lagu dilay magaalada Nairobi sida ay Warbaahinta dalkaasi xaqiijisay. Xildhibaanka ayaa waxaa toogtay labo nin
Dowladda Pakistan oo heshay xog sir ah oo ku saabsan weerar milatari oo Hindiya ay qorsheynayso
Dowladda Pakistan ayaa saaka ku dhawaaqday inay heshay “xog sir ah oo lagu kalsoonaan karo” oo muujinaysa in Hindiya ay qorsheynayso weerar milatari waqti dhow,