Dowladda Soomaaliya Oo Soo Dhaweysay Wadahadallada u Dhaxeeya Kongo (DRC) Iyo Rwanda
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay baaqa ay kala saxiixdeen dowladaha Kongo (DRC) iyo Rwanda ee wada hadalka ah, kuwaas oo muddooyinkii u dambeeyay ay...