Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda socdaalka ee Maraykanka ayaa la filayaa inuu ka baxo magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka, arrintan oo laga yaabo inay...
Saraakiil ka ag- dhow madaxweynaha Faransiiska ayaa xaqiijiyay in Emmanuel Macron, fariin gaar ah u diray Donald Trump, uu soo jeediyay in shirweynaha wadamada G7...
Taliye sare oo ka tirsan ilaalada kacaanka Iran ayaa ku hanjabay hadii Mareykanka uu “isku dayo” in uu dilo hoggaamiyaha Jamhuuriyadda Islaamiga, in Iran ay...
Trump ayaa mar kale aflagaadeeyay Soomaalida, isagoo sheegay in “waxyaabaha keliya ee ay ku fiican yihiin” ay yihiin “burcad-badeednimo”. Trump oo shir jaraa’d oo aqalka...
Donald Trump ayaa ballan qaaday inuu “boqolkiiba boqol” fulin doono hanjabaaddiisa ah inuu canshuuro ku soo rogi doono dalalka Yurub ee ka horyimaada dalabkiisa ku...
Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi difaac oo looga gol leeyahay xoojinta xiriirka militari iyo ballaarinta wada-shaqlaynta amni ee u dhexeysa labada dal....