Home
Page 12
Dowladda Soomaaliya oo raashiin dib ugu celisay WFP
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaan caawimada bini’aadantinimo ee cuntada ee laga qaaday bakhaar wayn oo ku yaalla Dekedda Muqdisho si dhameystiran loogu celiyay
Akhriso Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Magaalada Minnesota
Afhayeenka aqalka cad, Karoline Leavitt, ayaa ka hadashay dilkii ka dhacay Minnesota dhammaadkii usbuuca. Waxay sheegtay in dilka Alex Pretti Sabtidii uu hadda uu baaritaan
Ururka Xisbullahi oo war ka dhan ah Mareykanka soo saaray
Naciim Qaasim, Xoghayaha Guud ee ururka Xisbullah ee Lubnaan, ayaa u sheegay taageerayaashiisa khudbad telefishin laga baahiyay iyo isu-soo-bax uu ku taageerayay Iiraan: “Haddii Mareykanka
Tirada iyo magacyada dalalka ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland
Dalal badan iyo ururo caalami ah ayaa si cad uga hoos horjeestay aqoonsiga Israa’iil u aqoonstay Somaliland “dal madax-bannaan”, iyagoo ku adkeysanaya in Somaliland ay
Madaxa howlgalka musaafurinta oo laga saarayo Minneapolis
Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda socdaalka ee Maraykanka ayaa la filayaa inuu ka baxo magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka, arrintan oo laga yaabo inay
