Golaha Ammaanka oo fadhi muhiim ah ka yeelanaya Howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi gaar ah waxa uu 18ka Bishaan oo ku beegan Arbacada ka yeelanayaa Howlgalka cusub Soomaaliya ee AUSSOM kaas...
Dowlada Jabuuti oo xuseysa sanad-guuradii 75-aad ee lacagteeda
Dalka Jabuuti waxa maanta lagu qabanayaa munaasabadda 75 guurada kasoo wareegtay markii la sameeyey lacagta faranka Jabuuti 1949-kii, wakhtigaasi oo guumeystihii Faransiiska u fadhiyey Jabuuti....
Madaxwaynaha Dalka Turkiga Erdogan Oo Booqanaya Soomaaliya Iyo Itoobiya
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqan doona Itoobiya iyo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis labda dal ay...
Kumanaan qof oo laga cabsi qabo inay ku dhinteen duufaanta ku dhufatay Mayotte
Boqolaal qof, ku dhowaad kumanaan, ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen ka dib markii duufaanta Chido ay ku dhufatay xeebaha badweynta Hindiya, gaar ahaanna jasiiradda...
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Magaalada Ceeerigaabo Ee Gobolka Sanaag
Waxaa ilaa xalay deggeneyd xaaladda magaalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag, taas oo labadii maalmood ee u dambeeyay ay dagaallo ka dhaceen, sida uu BBC-da u...
Aqalka Congress-ka oo loo gudbiyay Hindise Sharciyeed Maraykanka ugu baaqaya inuu Somaliland aqoonsado
Xildhibaan ka tirsan Congress-ka Mareykanka oo la yirahdo Scott Perry ayaa waxa uu aqalka horgeeyay xeer cusub oo u ololaynaya in Somaliland loo aqoonsado dal...