Dowladda Pakistan oo heshay xog sir ah oo ku saabsan weerar milatari oo Hindiya ay qorsheynayso
Dowladda Pakistan ayaa saaka ku dhawaaqday inay heshay “xog sir ah oo lagu kalsoonaan karo” oo muujinaysa in Hindiya ay qorsheynayso weerar milatari waqti dhow,