Madaxweynaha Axmed al-Sharaa, Suuriya oo markii u horreysay booqanaya dalka Imaaradka Carabta
Madaxweynaha Suuriya, Axmed al-Sharaa, ayaa markii ugu horreysay booqan doona Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE), sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Suuriya....