Xildhibaannada iyo Senatorrada labada aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyey Dastuurka Soomaaliya oo wax ka beddelkiisa lagu muransanaa. Sida uu...
Wasaaradda Difaaca Qaranka ee Turkiga ayaa sheegtay in gantaal ballistic ah oo laga soo riday Iiraan kuna wajahnaa Turkiga la soo riday. Wasaaraddu waxay shaacisay...
Ciidanka Kuweyt ayaa Isniintii ku dhawaaqay geerida laba ka mid ah ciidankooda badda, iyagoo gudanayay waajibaadkooda, balse ma aysan shaacin duruufaha ay ku geeriyoodeen. Ciidanka...
Dhowr diyaaradood oo Mareykan ah ayaa ka baxay saldhigyada milatari ee Rota iyo Morón ee koonfurta Spain, kaddib markii dowladda Isbaanishku ay u diidday Washington...
Iiraan ayaa dib u bilowday weerarradii dhinaca cirka ee ay ku haysay waddamada Khaliijka Carabta, iyadoo sii wadaysa beegsiga saldhigyo Maraykanku leeyahay oo ku yaalla...
Sarkaal hore oo ka tirsanaa Ciidamada Cirka ee Mareykanka iyo “duuliye sare” oo diyaaradda dagaalka F-35 ah ayaa la xiray. Waxaa lagu eedeeyay inuu khiyaanay...
Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Tanzania ayaa digniin soo saartay iyadoo sheegtay in tirada kiisaska hargab daran, xannuunka COVID-19 iyo xannuunka Dengue ee caanka ku ah...
Mas’uuliyiinta Mareykanka iyo Iiraan ayaa lagu wadaa inay Khamiista maanta ah ku kulmaan magaalada Geneva, si ay u yeeshaan wareeg saddexaad oo wadahadallo dadban ah,...
Dowladda Israa’iil ayaa sheegtay inay aqbashay in Dr. Maxamed Xaaji uu noqdo safiirkii ugu horreeyay ee jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland u...