Toddobaadkii hore, Itoobiya ayaa munaasabad u qabatay xuska 90-guuradii ka soo wareegtay aasaaska Ciidankeeda Cirka, iyadoo bandhig ku muujisay awoodda ciidan ee ay leedahay. Bandhiggaas,...
Saif al-Islam Gaddafi, oo ahaa wiilka hoggaamiyihii hore ee Liibiya Col Muammar Gaddafi, ayaa la soo weriyay in la dilay. Geerida ninkan 53 jirka ahaa,...
Pakistan ayaa ka qayb gali doonta wada-hadallada u dhexeeya Iiraan iyo Maraykanka. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Pakistan, Tahir Andrabi, ayaa BBC Urdu u xaqiijiyay...