2025Facebook oo xayiraado cusub soo rogay
Shirkadda Meta ayaa xannibaado hor leh ku soo rogtay dadka da’oodu ka hoosayso 18 sano ee isticmaala Facebook iyo Messenger. Sharciyadan cusub ayaa xaddidaya in...
Taliye Loo Heysto Inay Xabsiga Ka Sii Daysay Xidhiidh Jaceylna La Billowday Nin Ka Ganacsada Daroogada
Haweeney madax ka ah xabsi ku yaalla dalka Ingiriiska ayaa maxkamad la soo taagay iyada oo ku eedaysyan in ay xabsiga ka sii daysay nin...
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Shiikh
Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeyay gogosha Qaran ee uu fidiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, taasoo loogu yeeray siyaasiyiinta iyo hoggaamiyaasha bulshada in...
Maraykanka Iyo Iiraan Oo Mar Kale La Filayo In Ay Ka Wada Hadlaan ‘Heshiis Nukliyeerka ah’
Mareykanka iyo Iiraan ayaa Sabtida yeelan doona “wadahadallo toos ah” oo ku saabsan heshiis suuragal ah oo kuu aaddan nukliyeerka, sida uu sheegay Donald Trump....
Dalka Suudaanta Koonfureed Oo Qarka Usaaran In Uu Ka Qarxo Dagaal Sokeeye
Mucaaradka ugu weyn dalka Suudaanta Koonfureed ayaa iska diiday amarro ka soo baxay dawladda ee la yidhaahdo SPLM/A-IO in ay hubka dhigaan oo ay iska...
Soomaaliya Oo Ka Mid Noqotay Dalalka Xukunka Dilka Ugu Badan Fuliyay Sanadkii 2024
Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in tirada dadka lagu riday xukunnada dilka ah ee sannadka 2024 ay si weyn kor ugu kacday....
Madaxwayne Trump Oo Ugu Dambayn Loo Oggolaaday Inuu Soo-Galootiga u Adeegsado Sharci Adag
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa oggolaatay in Madaxweyne Donald Trump uu isticmaali karo sharci si aan caadi ahayn oo si degdeg ah loogu masaafurinayo shakhsiyaadka...