Dowlada Pakistan Oo Tobnaan Kun Reer Afghanistan Ah Dalkeeda Ka ceydhisay
Pakistan ayaa in ka badan 19,500 reer Afghanistan ah tarxiishay bishan, waxaa ka mid ah in ka badan 80,000 oo iska tegay kahor muddada loo...
Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland oo soo dhoweeyay aqoonsiga maamulka SSC Khaatumo
Madasha Siyaasadda Puntland (PPF), oo ah urur mideeya siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland, ayaa ku baaqay in la qabto shirweyne siyaasadeed oo ballaaran, si loogu...
Wada-hadallada Mareykanka iyo Iiraan waxay isu beddeli doonaan tallaabo militari”
Saraakiisha Mareykanka iyo Iiraan ayaa wada-hadallo aan toos ahayn toddobaadkii lasoo dhaafay ku yeeshay caasmadda Cumaan ee Muscat si ay u gaaraan heshiis cusub oo...
Banaanbaxyo Waawayn Oo Lagaga Soo Horjeedo Madaxwayne Tramp Oo Gilgilay Maraykanka
Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay waddooyinka guud ahaan Mareykanka maalintii Sabtida si ay uga mudaaharaadaan tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee uu qaaday Madaxweynaha Mareykanka Donald...