Saraakiil ka ag- dhow madaxweynaha Faransiiska ayaa xaqiijiyay in Emmanuel Macron, fariin gaar ah u diray Donald Trump, uu soo jeediyay in shirweynaha wadamada G7
Taliye sare oo ka tirsan ilaalada kacaanka Iran ayaa ku hanjabay hadii Mareykanka uu “isku dayo” in uu dilo hoggaamiyaha Jamhuuriyadda Islaamiga, in Iran ay
Trump ayaa mar kale aflagaadeeyay Soomaalida, isagoo sheegay in “waxyaabaha keliya ee ay ku fiican yihiin” ay yihiin “burcad-badeednimo”. Trump oo shir jaraa’d oo aqalka
Donald Trump ayaa ballan qaaday inuu “boqolkiiba boqol” fulin doono hanjabaaddiisa ah inuu canshuuro ku soo rogi doono dalalka Yurub ee ka horyimaada dalabkiisa ku
Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi difaac oo looga gol leeyahay xoojinta xiriirka militari iyo ballaarinta wada-shaqlaynta amni ee u dhexeysa labada dal.
Nin deggan gobolka Minnesota ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters shalay inuu dareemay cabsi, ceeb, iyo rajo-beel, maalin ka dib markii saraakiisha socdaalka ee